DHEGEYSO WEERAR CAG MARIN AH OO KA DHACAY DULEEDKA KISMAAYO

Ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa Saaka weerar kula kallahay Ciidamada Danab ee Maraykanka u daacadda ah iyo kuwa Maamulka Jubbaland oo dhawaan Farisimo ka sameystay deegaanka Janaay Cabdalla ee duleedka Magaalada Kismaayo.

Qaar badan oo Ciidanka la weeraray ah ayaa la laayay waxaana lagala wareegay Gaadiidkii ay wateen, hub iyo saanad kale oo ciidan sida lagu sheegay war ka soo baxay Taaliska Dhanka Ciidamaa ee Xarakada Shabaabul Mujaahidiin.

Weerarka ayaa ku bilowday qarax naf hurnimo ah kadibna Ciidamada Al-Shabaab oo diyaarsanaa ayaa fariisimaha jihooyin kala duwan ka soo galay taasina waxay keentay in ciidanka danab iyo jubband durbo jabaan.

Halkaan ka dhegeyso warka weerarka Janaay Cabdalla

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.