Diirada Jimcaha oo Looga hadlay Roobka Gu’a iyo Sida looga faa’ideysan Karo.
Barnaamijka Diirada Jimcaha oo ah Barnaamij todobaadle ah ayaa maanta Looga hadlay Roobka Gu’a iyo Sida looga faa’ideysan Karo.
Waxaa ka qeybgalay Waaliga Wilaayada Gedo Sheekh Aadan Sahal Abuu Turaab, Abuu Cabdullaah. Malaaq Biyeey Malaaq Axmed iyo Ugaas Shuceyb Yoonis Ibraahim.