Diirada oo Looga hadlay Ciidamada Xabashida ee Lagu soo Celinayo Soomaaliya.
Dhageyso Barnaamijka Diirada Jimcaha oo Todobaadkaan looga hadlay fashilka wajiga koowaad ee xamlada ka dhanka ah Alshabaab iyo go’aanka Maraykanka ku gaaray inuu dib Soomaaliya ugu soo Celiyo kumanaan katirsan Ciidamada xabashida Itoobiya.
Waxaa Marti ku ahaa Barnaamijka Aqoonyahan Maxamuud Ugaas iyo Aaraahda dhageystayaasha.