Filim Xiiso Badan Oo La Soo Bandhigay Weerarkii Ka Dhacay Degaanka Daaru-nicma.
Filim maqal iyo muuqaal ah ayaa laga soo saaray qaabkii uu u dhacay weerarkii cagmarinta ahaa ee dhawaan lagu soo afjaray saldhiggii ciidanka DF iyo maleeshiyaadka Macawislayda ee degaanka Daaru-nicma ee wilaayada Islaamiga Sh/dhexe.
Isdaar-kaan oo ah mid xiiso badan islamarkaana uu soo saaray Kanaalka Wararka Al-Kataa’ib ayaa lagu arkayaa ciidamada Mujaahidiinta oo dagaal xooggan kadib si buuxda kula wareegay saldhigga ciidanka DF iyo Mujaahidiinta oo si toog ah u toogayana askartii iyo maleeshiyaadkii ku sugnaa saldhigga la weeraray.
Weerarka muqaalkaan kooban laga soo saaray ayaa dhacay 18-kii bishaan Maarso, waxaana inta la xaqiijiyay xiligaasi lagu dilay 28 askari oo ay ku jireen horjoogaal Macawislay iyo saraakiil DF ah sidoo kalena waxaa lagu dhaawacay 17 kale.
HALKAAN KA DEGSO FILIMKA CUSUB.
AMA
SI TOOS AH HOOS UGA DAAWO
Kuwa Allah cadowgiisa iyo cadowgeena soo horkacay Dilla.
Wadanka idikaa leh, marka gaadiidka aad kafarataan ha inaka gubinina.
Xaqq udir baatihiin waana laydin ka gardarayahaay
Mardhow caamadu waa fahmaysaa in wadankooda
Lugu qabsanayo sufahaada Hasan sheekh iyo farmaajo.