Masuulkii Iclaamka Ee Mujaahidiinta Ansaaru Shareecah Oo Ku Shahiiday Duqeyn Ka Dhacay Yeman.

Dhawaan waxaa gobalka Ma’rib ee dalka Yeman lagu duqeeyay Sheykh Xamad Bin Xamuud At-Tamiimi oo ahaa masuulkii Iclaamka ee Mujaahidiinta Al-Qaacida ee dhulka Jaziiratul Carab.

Bayaan kasoo baxay Mujaahidiinta oo ay baahisay Mu’assasada Al-Malaaxim ayaa lagu shaaciyay istish-haadka Sheekha oo ay beegsatay diyaarad Darone ah oo ay leedahay dowladda Mareykanka.

Halkaan Ka Dhageyso Xog Ku Saabsan Istish-haadka Sheekh Xamad Bin Xamuud At-Tamiimi.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.