Mujaahidiinta Al-Shabaab Oo Cagta Mariyay Xero Ciidan Oo Ku Taalla Duleedka Kismaayo.
Aroornimadii hore ee saaka weerar cagmarin ah oo ku billawday Camaliyad Nafhurnimo ah ayaa saakay lagu qaaday fariisin ay askarta DF kuwa Jubbaland iyo Maleeshiyaadka uu Mareykanku ku adeegto ee Danab ku leeyihiin degaanka Jannaay Cabdalle ee dhaca duleedka Magaalada Kismaayo.
Khasaare xooggan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay weerarka, waxayna sidoo kale ciidamada Mujaahidiinta Al-Shabaab ay gacanta ku dhigeen gaadiid dhowr ah oo xerada uyiillay ciidanka lasoo afjaray.
“Ciidamada Mujaahidiintu waxay weerar lixaad leh ku qaadeen saldhigya cadawga Murtadiinta ah ee deegaanka Janaay-Cabdalle ee duleedka Kismaayo. Weerarku wuxuu ku billawday camaliyad istish-haadi ah oo lala beegsaday saldhiga Murtadiinta, kadibna waxaa xigay dagaal toos ah oo dhex maray ciidamada Islaamka iyo kuwa murtadiinta.Ciidamada Tawxiidku waxay hada si buuxda gacanta ugu hayaan saldhigii murtadiinta. Waxaana jira khasaare xooggan oo isku jira dhimasho iyo dhaawac oo cadawga soo gaaray. Sidoo kale gaadiid dagaal iyo saanad ciidan ayay Mujaahidiintu ka qaniimaysteen saldhiga cadawga.” ayaa lagu yiri war kasoo baxay Afhayeenka ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab Sheykh C/Casiis Abuu Muscab.
Wixii kusoo kordha weerarkaan cagmarinta cagmarinta ah waan idiin soo gudbin doonnaa insha’allaah.