Barnaamijka dhuuxa Wareysiyada 08-10-1444H
Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Caawa waa habeennimo Jimco ah, Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 08-10-1444H oo waafaqsan 27-04-2023, Dhuuxa waxaa soo Jeedinaya Maxamed Daahir