CIIDAMO DANAB KA TIRSAN OO KU DHINTAY QARAX GAALKACYO KA DHACAY.
Xarakada Shababaul Mujaahidiin ayaa Gudaha Magaalada Gaalkacyo gaar ahaaan qaybta koofure ee Galmudug Maamusho waxay qarax kula beegsatay Ciidmada Maraykanka u daacadda ah ee Shirikadda Bangaraf Maamusho laan yiraahdo Danab kuwaasoo ku suntan in ay Dowladda Federaalka ah ka tirsan yihiin.
ugu yaraan sadax Askeri oo Danaba ka tirsanaa ayaa qaraxa ku naf waayay iyadoo sadax kalena ay dhaawacmeen sida aan xogta ku helnay.
Gaari Nooca Cabdi bilaha ah oo Ciidanka la qarxiyay saarnaayeen ayaa waxaa gaaray burbur xoogan.
Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa sheegatay Mas’uuliyadda qaraxaan khasaraha geystay.
Ayaba idinma daayaane dabsar iyo sida daango dhabu duba