Daawo: Alkata’ib oo Filim kasoo saartay dagaalkii Galcad ee ciidanka Danab lagu laayay.

Fulimka oo ladaawan karo wax ka badan hal saac ayaa lagusoo bandhigayaa khasaaraha lixaadka leh ee dagaalka lagu gaarsiiyay ciidamada Bangarafaata ee Mareykanku tababaray.