Dagaallo Maalintii 2-aad Oo Xiriir Ah Ka Soconaya Dalka Suudaan, & Khasaare Ka Dhashay.(Warbixin)
Maalintii shalay waxaa Magaalada Al-Khartoum ee caasimadda dalka Suudaan, iyo qeybo kamid ah dalkaas ka billawday dagaallo culus oo u dhexeeya Janaarallada Inqilaabka kula wareegay talada Suudaan.
In Ka Badan 50 ruux oo rayid ah ayaa illaa iyo haatan la xaqiijiyay iney ku dhinteen dagaallada, halka ay ku dhaawacmeen 600 oo kale.
Halkaan Ka Dhageyso Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Xaaladda Suudaan