Dhageyso: Amiirka Mujaahidiinta Al-Qaacida Ee Dhulka Jaziiratul Carab Oo Jeediyay Kalimad Cusub.(Warbixin)
Mu’assasada Al-Malaaxim garabka warbaahineed ee Mujaahidiinta Al-Qaacida ee dhulka Jaziiratul Carab ayaa baahisay kalimad muuqaal ah uu jeedinayo Sheekh Khaalid Baadarfi.
Kalimadda ayaa ciwaan looga dhigay ﴾إِنَّ اللَّهَ لَا يُصْلِحُ عَمَلَ الْمُفْسِدِينَ﴿ waxuuna sheekhu uga hadlayaa dagaalka Yamen ee sideed sano jirsaday iyo kaalinta ay ku leeyihiin dowladaha Imaaraadka Carabta iyo Sucuudiga, isagoona fariin u diray bulshada Muslimka ah ee ku dhaqan Yeman iyo guud ahaan dhulka Jaziiratul Carab.
Halkaan Ka Dhageyso Warbixin Kalimadda Cusub ee Sheekh Khaalid Baadarfi.