Dhageyso Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada 11-09-444H.
Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Caawa waa habeennimo Axad ah, Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 11-09-444H. oo waafaqsan 01-04-2023, Dhuuxa waxaa soo Jeedinaya Maxamad Daahir.