Dhageyso Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada 21-09-444H
Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Caawa waa habeennimo Arbaco ah, Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 21-09-444H. oo waafaqsan 11-04-2023, Dhuuxa waxaa soo Jeedinaya Maxamad Daahir