Dhageyso Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada 26-09-444H.
Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Caawa waa habeennimo Axad ah, Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 26-09-444H. oo waafaqsan 16-04-2023, Dhuuxa waxaa soo Jeedinaya Maxamad Cali.