Dhageyso Kitaabka Keyfa Caamalahum ﷺ Oo Uu Jeedinayo Sheekh Cali Katiin (69).
Idaacadda Islaamiga ah ee alfurqaan waxay dhageystiyaasheeda leedahay meel walbo oo aduunka ka joogaan Ramadaan Mubaarak,Allaah waxaan weydiisanaynaa inuu na waafajiyo kheyraadka ku jira bisha barakeysan ee Ramadaan,
Waxaa halkiisa kasii wadaynaa inshaa Allaah dersigii Keyfa Caamalahum SCW, waxaana inoo akhrin doona Sheekh Cali C/laahi (Sh Cali Katiin.
Dersiga 69-Aad Kitaabka Keyfa Caamalahum – Sheekh Cali Katiin