Dhageyso: Qeybta 22-Aad Duruus Taxane Ah Oo Ciwaankoodu Yahay Min Majaalisr-Ramadaan.

Idaacadda Islaamiga ah ee alfurqaan waxay dhageystiyaasheeda leedahay meel walbo oo aduunka ka joogaan Ramadaan Mubaarak,Allaah waxaan weydiisanaynaa inuu na waafajiyo kheyraadka ku jira bisha barakeysan ee Ramadaan.

Waxaad kusoo dhawaataan qeybta 22-aad Duruus taxane ah oo ciwaankoodu yahay Min Majaalisr-Ramadaan oo qeyb ka ah duruusta bisha barakeysan ee Ramadaan ka baxaya idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxaana soo jeedinaya Sheekh Mustafa As-Salafi.

Halkaan Ka Dhageyso Darsiga 22aad Min Majaalis Ramadaan Sheekh Mustafa As-salafi

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.