Dhageyso: Tarjamada Xalqada 07-Aad Taxane Ciwaankoodu Yahay “Bil Qur’aani Naxyaa”.
Meel waliba oo aad joogtaan waxaan idin leennahay Ramadaan Mubaarak, Waxaad ksuoo dhawaataan qeybta 7-aad xalaqaad taxane ah oo ciwaankoodu yahay “Bil Qur’aani Naxyaa” oo uu soo jeedinayo Dr-Iyad Quneybi oo kamid ah culimada Muslimiinta.
Xalqaadkaan oo ku baxaya luqadda Carabiga ayaan idinkugu soo gudbineynaa tarjamada Soomaaliga, ciwaanka Xalqada 7-aad ayaana ah “Adeecidda Allaah Xilliga Carada”
Halkaan Ka Dhageyso Bil Qur’aani Naxyaa Q-7aad Dr-Iyad Qunaibi.mp3