Dhageyso: Tarjamada Xalqada 11-Aad Taxane Ciwaankoodu Yahay “Bil Qur’aani Naxyaa”.

Meel waliba oo aad joogtaan waxaan idin leennahay Ramadaan Mubaarak, Waxaad ksuoo dhawaataan qeybta 11-aad xalaqaad taxane ah oo ciwaankoodu yahay “Bil Qur’aani Naxyaa” oo uu soo jeedinayo Dr-Iyad Quneybi oo kamid ah culimada Muslimiinta.

Xalqaadkaan oo ku baxaya luqadda Carabiga ayaan idinkugu soo gudbineynaa tarjamada Soomaaliga, Xalqadaan waxa uu Sheekhu uga hadlayaa “Sida Ay Dumarka Muslimaadka Ah U Ajiibaan Amarka Allaah”.

Halkaan Ka Dhageyso Bil Qur’aani Naxyaa Q-11aad Dr-Iyad Qunaibi.mp3

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.