Dhageyso: Tarjamada Xalqada 15-Aad Taxane Ciwaankoodu Yahay “Bil Qur’aani Naxyaa”.
Meel waliba oo aad joogtaan waxaan idin leennahay Ramadaan Mubaarak, Waxaad ksuoo dhawaataan qeybta 15-aad xalaqaad taxane ah oo ciwaankoodu yahay “Bil Qur’aani Naxyaa” oo uu soo jeedinayo Dr-Iyad Quneybi oo kamid ah culimada Muslimiinta.
Xalqaadkaan oo ku baxaya luqadda Carabiga ayaan idinkugu soo gudbineynaa tarjamada Soomaaliga, ciwaanka Xalqada 15-aad ayaana ah “Maxaan Culeys Uga Dhiganaa Daacada Allaah”?
Halkaan Ka Dhageyso Bil Qur’aani Naxyaa Q-15aad Dr-Iyad Qunaibi.mp3