Dhageyso: Tarjamada Xalqada 22-Aad Taxane Ciwaankoodu Yahay “Bil Qur’aani Naxyaa”.
Meel waliba oo aad joogtaan waxaan idin leennahay Ramadaan Mubaarak, Waxaad ksuoo dhawaataan qeybta 22-aad xalaqaad taxane ah oo ciwaankoodu yahay “Bil Qur’aani Naxyaa” oo uu soo jeedinayo Dr-Iyad Quneybi oo kamid ah culimada Muslimiinta.
Xalqaadkaan oo ku baxaya luqadda Carabiga ayaan idinkugu soo gudbineynaa tarjamada Soomaaliga, ciwaanka Xalqada 22-aad ayaana ah “Cadeynta Fahamka Qaldan Ee Laga Qaatay Rususha Kuna Jira Aayadda: ( وظنوا أنهم قد كذبوا ).
Halkaan Ka Dhageyso Bil Qur’aani Naxyaa Q-22aad Dr-Iyad Qunaibi.mp3