Dhegeyso Koba ku tukade “Xasan Gur guurte waa in aan Gurigiisa ugu tagno waa in wadanka qabano war kale ma jiro”
Shirweyne Jihaadka looga hadlayay laguna soo dhaweynayay Jabka Dowladda Federaalka ku gaaray Dagaaladii ay ku soo qaaday Wilaayaatka Islaamiga ah iyo Guusha ay gaartay Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa dhawaan ka dhacay Magaalada Ceelbuur ee Gobalka Galgaduud
Kulanka waxaa ka qayb Galay Wulaada (Gudoomiyaasha) Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ugu Magacaaban Gobalada Mudug, Galgaduud iyo Shabeelaha dhexe, Saraakiil Ciidan Ugaasyo Nabadoono, Abwaano, Dhalinyaro,iyo haween intaba.
Ka qayb galayaasha kulanka ayaa ahaa kuwo aad u faraxsan waxaana halkaa abaal marino lagu gudoonsiiyay dad nabadoono ay ku jiraan Maadaama ay Dagaalka Shareecada Islaamka lagu difaacayay kaalin mug leh ka qaateen.
Sidoo kale waxaa abaal marino la siiyay Qaybaha Ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ee Gobalada Sadaxda ah ee Shabeelaha dhexe Mudug iyo Galgaduud kuwaasoo iyaguna si adag u dagaalamay isla markaana si ba’an u gumaaday Ciidamada Dowladda Federaalka ah ee ay caawiyanayeen Daaradaha wax duqeeya ee Maraykanka iyo Turkigu leeyihiin kuwaasoo iskula jira ururka Nato.
Hoogamaiyaasha Sadaxda Gobal ee Galgaduud,Mudug iyo Shabeelaha dhexe ayaa halkaa ka jeediyay Kelemaaad Muhiim ah oo ku saabsa ololaha duulaanka ee lagu soo qaaday Wilaayatia Islaamiga ah jabka soo duulayaasha gaaray iyo waxa Umadda Muslimiinta ah la gudboon .
Waaliga Shabeelaha dhexe Sheekh Yuusuf Sheekh Ciise koba ku tukade ayaa Munabaasadda ka jeediyay hadal Mug iyo Miisaan leh.
Asigoon kala saarin Alshabaab iyo Soomaalida kale ee Muslimiinta ah ayuu sheegay in geed dheer iyo mid gaabanba loo fuulayo sidii Muslimiinta Bariga Afrika Dowlad Islaamiga ah ku yeelan lahaayeen.
“Dowladda Bariga Afrika Ciddi Calankeeda taagi lahayd anaga weeye” ayuu yiri Koba tukade.
Waxa uu sheegay in Dowladda Federaalku ay ku fashilan tahay Duulaankii ay ku soo qaaday Wilaayaatka Islaamiga ah
“Dagaalki wuxuu ku dhamaaday jabkii gur guurte(Madaxweynaha Dowladda Federaalka) iyo xulufadii Shaydaanka iyo guusha Mujaahidiinto Sidaad arki kartaan” ayuu hadalkiisa sii raaciyay Koba ku tukade.
Asigoo hadalkiisa sii wada Koba ku tukade sheegay in ay haminayaan in ay Dalkoo dhan la wareegaan gaar ahaan Magaalada Muqdisho, waxaanuu yiri “Xasan Gur guurte waa in aan Gurigiisa ugu tagno waa in aanwadanka qabano war kale ma jiro”
Waxa uu dadka Muslimiinta ah kula dar daarmay in ay ay Niyadooda kor u qaadaan oo ay jihaadka u kacaan ficilada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin Alshabaab ku kacdayna ay u noqo karaan tusaale guulo waara lagu dhali kara.
Koba ku Tuakade waxa uu yiri “Waxaan leeyahay dadka Muslimiinta ah Maanta Tusaale xayi ahoo nool ayaad haysatiin oo ah in la iska dhici karo Gaalo Sharafta iyo dadnimadana aan Baryootan lagu helin Dowlad Islaami ahna aan baryootan iyo isu isduleyn lagu heli Karin”
Wuxuu umadda Muslimiinta ah xasuusiyay waxa Beesha Caalamka loogu yeero aanay u kala harin ee Duulaanka Soomaaliya lagu soo qaaday si aanay Soomaaldiu horseed ugu noqon Dowlad Islaami ah oo Bariga Afrika ka hirgasha..
“Dagaalkaan wixii Gaalo wixii Aduunka joogay amarkooda waa mideeyeen hubkoodana waa mideeyeen wuxuuna ku soo jeedaa (qorshuhu yahay) in aan Dowlad Islaami ahu ka istaagin Bariga Afrika ayuu yiri Sheekh Yuusuf Sheekh Ciise Koba ku tukade.
Wuxuu yiri Hadday Dowlad Islaami ah halkaan ka istaagto Afrika oo dhan ayaa Islaameysa, Wuxuuna intaa raaciyay “Itoobiya ayaa noogu dhaw Sideetan Malyan oo Muslim ah ayaa madaxa looga taagan yahay, Dowladdaan halkaan (Soomaaliya) ka istaajino Abiy AXmad ayay Islaaminee iskaa daa wax kala’e,
“Abiy Axmed (Ra’iisalwsaaraha itoobiya) Diinti Aaabihiis ee uu ka tegay bay ku qasbee(Dowladda Muslimiinta Bariga Afirka loo dhiso) in uu dib ugu noqdo” ayuu warkiisa ku daray
Intii uu ku guda jiiray Kelemedda uu Ceelbuur ka jeediyay Koba ku tukade waxa uu yiri
“Gaalo waxay ku soo jeeda Soomaaliya iyo Shareecadaan Islaamka Qolada xukumeysa in Meesha laga saaro ayaa hadafku yahay laakiin ma awoodaan mana awoodi doonaan Insha Allaah Allaah “
Wuxuu Muslimiinta faray in ay dagaal jihaada ah u diyaar garoobaan dhamaantood si ay guul ama Shahaado u helaan.
Halkaan ka dhegeysoKelemadda Waaliga Sh.dhaxe Sheekh Yuusuf Kaba-Kutukade Sax
RADIOALFURQAAN.COM