Dhegeyso Alshabaab oo duqeysay Ciidanka jooga Ceel Cali Axmed

Ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa Xalay Madaafiic ku garaacay Fariisin Ciidanka Dowladda Federaalku ku leeyihiin Degaanka Ceel Cali Axmed oo hoos taga Degmada Aadan abaal kaasoo ilaa 25 kiilow Mitir ka xiga dhanka Waqooyi Bari.

Madaafiicdu waxaa la aamisan yahay in ay Ciidanka Khasaare u geysatay waxayna xalay ka carareen goobihii ay ku sugnaayeen.

sidoo kale Ciidanka Galcad jooga oo maqlay duqeynta ayaa iyaguna bilaabay in ay xabado badan ridaan cabsi ay ka qabaan in Alshaaab soo weerarto darteed.

Halkaan kaa dhegeyso Warka ceel cali axmed duqeyntiisa ee haashim

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.