Dhegeyso Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada.
Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Caawa waa habeennimo Isniin ah, Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 4 Shawaal oo waafaqsan 23-04-2023, Dhuuxa waxaa soo Jeedinaya C/laahi Soomaali.