Dhegeyso Warka Duhurnimo Ee Idaacadda Al-Furqaan
Idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa KhamiisTaariikhda hijriguna waxay ku asteysan tahay 22-09-1444, oo ku beegan 13 04-2023, Warka Duhurnimo waxaa soo jeedinaya Cabdullaahi Soomaali.