Dhegeyso Warka Duhurnimo Ee Idaacadda Al-Furqaan
Idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Axad Taariikhda hijriguna waxay ku asteysan tahay 03-10-1444, oo ku beegan 23 04-2023, Warka Duhurnimo waxaa soo jeedinaya Cabdullaahi Soomaali.