Dhegeyso Warka Subaxnimo Ee Idaacadda Al-Furqaan.
Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Isniin hijriguna waxay ku asteysan tahay 12-09-1444, oo ku beegan 03-04-2023, Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Cabdisamad Cabdullaahi