Dhegeyso Warka Subaxnimo Ee Idaacadda Al-Furqaan.
Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Arboco Taariikhda hijriguna waxay ku asteysan tahay 21-09-1444, oo ku beegan 12-04-2023, Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Cabdisamad Cabdullaahi.