Fantasyo Ku Saabsan Ciidul Fidriga Oo Lagu Qabtay Degmada Saakow.(Sawirro)

Waxaa galabta musallaha weyn ee degmada Saakow ka dhacay ciyaaro kala duwan oo loogu dabaal dagayay Munaasabadda Ciidda.

Boqollaal dad ah ayaa soo xaadiray musallaha, kuwaas oo usoo daawasho tagay ciyaaraha farxadeed ee Munaasabadda Ciidul Fidriga.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.