Daawo: Sawirrada sida looga ciiday degmada Saakow ee Wilaayada Islaamiga ah ee Jubooyinka.

Boqolaal ka mid ah Bulshada Muslimiinta ah ayaa maanta isugu soo baxay Fagaaro weyn oo ku yaal Degmada Saakow ee wilaayada islamaiga ah ee Jubooyinka , Halkaas oo ay ku dukanayeen Labada rakco ee salaada Ciidul Fidril-Mubaarak

Bulshada ayaa wajiyadooda laga dheehanayay Farxada ciida , iyagoona ku labisnaa Dhar waafaqsan shareecada islaamka , wexeyna isug tahniyadeynayeen Farxada Maalinka koowaad ee munaasabada ciidul-fidri oo maanta laga oogay caalamka.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.