Dhegeyso Waaliga Jubbooyinka oo ka hadlay MASHAARIIC WIliyaada ku howlan tahay iyo kormeero shaqo.

Waaliga Wilaayada Islaamiga ah ee Jubbooyinka Sheekh Maxamad Abuu Cabdalla ayaa ka war bixiyay socdaal Shoqo oo ay asiga iyo Xubno kale ku mareen Degaano Wilaayada ka tirsan.
wuxuu sheegay in ay la kulmeen Ducaad muda ku howlanayd Fidinta Diinta Islaamka, sidoo kalena Meelaha qaar ay Maamulada ka soo bedeleen geesta kalena ay kor meereen Mashaariic isugu jira waro iyo Ceelal la qoday iyo kuwo iminka lagu howlan yaha.
asigoo u waramaaay Idaacadda ku hadasha Affka Xarakada Shababul Mujaahidiin ee Al-andalus ayuu sheegay in geesta kale ay Bulshada uga digayeen in ay ku digtoonaadaan ololaha dagaal ee Shisheeyaha iyo Maamulada la shaqeeyaa ku dhawaaqeen.
Halkaan ka dhegeyso Wareysi_Waaliga_Jubbooyin_Sh Maxamed_Abuu Cabdalla
Alshabab dalka ayagaa leh.
Dalkaan Iya dadkaan iyo diintaan Si naba Ethiopia idin ku dayn maysa. Waayo waxaan aragno aduunwaynahuna arka ayey aragtaa. Nin intuu idin ka nool yahay rajaan leenahay. Ethiopia waa soo socotaa. Shuqul xunayn you dhicin. Allah talo saarta qorshe ugu talo gala intaysan Iman. Dhabarka ay kaga jabto ayada iyo gaal madoobe waa soomaliga soo horkici doona.
Allah idinki guul.