Dhageyso Barnaamij Gaar Ah Oo Aan Ka Diyaarinay Shirka 2aad Ee Bariga Afrika.
Shirka 2aad Ee Bariga Afrika Waxaa Ka Qeyb Galay Amiirka Al-Shabaab Sheekh Abuu Cubeyda.
Shirka 2-aad ee Bariga Afrika ayaa lagu soo gabagabeeyay wilaayaatka islaamiga kaasoo muddo 8 maalmood oo xiriir ah soconayay.
Shirka oo ay kasoo qeyb galeen mas’uuliyiinta ugu sarreysa Xarakada Al-Shabaab, Culimada, Salaadiinta, aqoonyahanada maadiga iyo suugaanley ayaa ugu dambeyntii laga soo saaray Fatwo sharci ah iyo warmurtiyeed.
https://t.me/dhacdooyinpro0
https://t.me/sawirrada1