Dhageyso Barnaamij Lagu falanqeeyay Weerarkii Cuslaa ee ka dhacay Buulo mareer.
Idaacada Alfurqaan waxaa caawa ka baxay barnaamij uu ka qeyb qaatay waaliga shabeellaha hoose kaasi oo lagu lafa guray dagaalkii lagu qaaday saldhiga Ciidamada Atmis ee Buulo mareer iyo khasaaraha ka dhashay weerarkaasi.
Sidoo kale barnaamijka waxaa marti ku ahaa Aqoonyahan Ibnu Muflix iyadoo lagu soo gudbiyay aaraahda dhagaystayaasha.
Wariyayaal alfurqaan ka howlgala ayaa sidoo kale ka qeybqaatay barnaamijka ee dhageyso linkiga hoose.
Halkaan Ka Dhageysi Barnaamij_Gaar_ah_oo_Lagu_falanqeeyay_Weerarkii_Cuslaa_ee_ka_dhacay Buulomareer.
Kusoo Biir Barteenna Telegramka.