Dhageyso Barnaamij Lagu falanqeeyay Weerarkii Cuslaa ee ka dhacay Deegaanka Masagawaay ee G/Galgaduud.
Idaacada Alfurqaan waxaa caawa ka baxay barnaamij gaar ah oo lagu falanqeeyey dagaalkii saaka lagu soo afjaray ciidamada DF ee ku sugnaa Deegaanka Masagawaay ee gobolka Galgaduud.
Dagaalkas oo lagu dilay 73 askari oo ka tirsan ciidamada DF
Hadaba Barnaamijkan Gaarka ah ka dhageyso Linkiga hoose
waa barnaamij fiican Maashaa Allaah