Dhageyso Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada 14-10-1444H
Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Caawa waa habeennimo Khamiis ah, Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 14-10-1444H oo waafaqsan 03-05-2023, Dhuuxa waxaa soo Jeedinaya Maxamed Daahir