Dhageyso Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada 19-10-1444H.
Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Caawa waa habeennimo Talaado ah, Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 19-10-1444H oo waafaqsan 08-05-2023, Dhuuxa waxaa soo Jeedinaya Maxamed Daahir,