Dhageyso Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo lagu falanqeeyey Weerarkii Cagmarinta ahaa ee Ciidanka Yugandha ku qabsaday Degmada Buula Mareer ee G/Sh/Hoose.

Barnaamijka Diirada jimcaha waa barnaamij todobaadle ah oo maalin kasta oo jimco ah ka baxa idaacada islaamiga ah ee Alfurqaan.

Diirada ayaa maanta looga hadlay Dagaal Culus oo Saaka ay kula wareegeen Ciidamada Mujaahidiinta Alshabaab Xeradii Ciidanka Atmis gaar ahaan Ciidanka Yugandha kaga sugnaayeen Degmada Buula Mareer Ee Gobolka Shabeelaha Hoose halkaas oo lagu dilay askar fara badan.

Barnaamijka waxaa marti ku ahaa
1-Waaliga Sh/Hoose Sh C/samad Abuu Cabdiraxmaan
2-Sh Cali Katiin
3-Dr Xanafi Cabdi Sheekh Aadan
4-Suldaan Maxamed Cabduqaadir
5-Ugaas Ibraahim Maxamed Nuur

Halkaan Ka Dhageyso Barnaamijka Diirada Jimcaha 26 05 2023

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.