Dhageyso: Cunsuri American Ah Oo Weerar Gaari Jiirsiin Ah Ku Dilay Ku Dhawaad 10 Ruux.(Warbixin)

Wararka ka imaanaya dalka Mareykanka ayaa ku waramaya in gaal xagjir ah uu weerar ku qaaday dad ku sugnaa xarun lagala socda dadka soo galootiga ah oo ku taalla gobalka Texas ee dalka Mareykanka.

Ugu yaraan 7 ruux ayaa la xaqiijiyay iney ku dhinteen weerarkaan, waxaana lasoo sheegayaa in weerarka ka hor uu gaalkaan Americanka ah aflagaado u geystay dadka uu weeraray.

Halkaan Ka Dhageyso Warbixin Gaal Xagjir American Ah Oo Gaari Jiirsiiyay Dad Soo Galooti Ah.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.