Dhageyso: Tarjamada Xalqada 32-Aad Taxane Ciwaankoodu Yahay “Bil Qur’aani Naxyaa”.
Meel waliba oo aad joogtaan Waxaad ksuoo dhawaataan qeybta 32-aad xalaqaad taxane ah oo ciwaankoodu yahay “Bil Qur’aani Naxyaa” oo uu soo jeedinayo Dr-Iyad Quneybi oo kamid ah culimada Muslimiinta.
Xalqaadkaan oo ku baxaya luqadda Carabiga ayaan idinkugu soo gudbineynaa tarjamada Soomaaliga, ciwaanka xalqada 32-aad ayaana ah ((وبعهد الله أوفوا))
Halkaan Ka Dhageyso Bil Qur’aani Naxyaa Q-32aad Dr-Iyad Qunaibi.mp3