Dhageyso Warka Duhurnimo Ee Idaacada Alfurqaan.
Idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Sabti Taariikhda hijriguna waxay ku asteysan tahay 23-10-1444, oo ku beegan 13-05-2023, Warka Duhurnimo waxaa soo jeedinaya Cabdullaahi Soomaali.