Dhageyso Warka Duhurnimo Ee Idaacada Alfurqaan.
Idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Talaado Taariikhda hijriguna waxay ku asteysan tahay 19-10-1444, oo ku beegan 09-05-2023, Warka Duhurnimo waxaa soo jeedinaya Cabdullaahi Soomaali.