Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Idaacada Al-Furqaan.
Idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Sabti Taariikhda hijriguna waxay ku asteysan tahay 16-10-1444, oo ku beegan 06-05-2023, Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Cabdisamad Cabdullaahi.