Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Idaacada Alfurqaan.
Idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Khamiis Taariikhda hijriguna waxay ku asteysan tahay 14-10-1444, oo ku beegan 04-05-2023, Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya C/samad C/laahi.