Dhegeyso Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada 06-11-1444H.
Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Caawa waa habeennimo Jimco ah Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 06-11-1444H. oo waafaqsan 25-05-2023, Dhuuxa waxaa soo Jeedinaya Maxamed Daahir.