Dhegeyso Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada
Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Caawa waa habeennimo Axad ah Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 08-11-1444H. oo waafaqsan 27-05-2023, Dhuuxa waxaa soo Jeedinaya Cabdullaahi Soomaali