Dhegeyso Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada.
Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Caawa waa habeennimo Khamiis ah Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 12-11-1444H. oo waafaqsan 31-05-2023, Dhuuxa waxaa soo Jeedinaya Cabdullaahi Soomaali.