Dhegeyso Ciidanka Danab oo lagu laayay Dagaal Maanta dhacay,
ku dhawaad sodon Askeri oo ka tirsanaa Ciidamada Danab la yiraahdo ee Maraykanku ku shaqeysto ayaa Maanta lagu laayay Dagaalka dhacay Meel u dhaw Soohdinta ay wadaagaan Gobalada Shabeelaha dhexe iyo Galgaduud halkaasoo la yiraahdo Sabansableey.
Ciidamada Xarakada Shababaul Mujaahidiin ayaa dhabbaha u Galay Kolonyo ka timid Dhanka Ceel Cali Axmed ee Gobalka Shabeelaha dhexe.
Bayaan ay Xarakadu soo saartay oo uu ku saxiixan yahay Afhayeenka Dhanka Ciidmaada Sheekh Cabdi Caziis Abuu Muscab waxaa lagu sheegay in ay 27 askeri oo Danab ka tirsan ku dileen dagaalka tira intaa ka badana ku dhaawaceen Gaadiid nooca Dagaalka loo adeegsada ahna kula wareegeen,
Halkaan ka dhegeyso Warka Cabdulaahi soomaali ee Danab oo la laayay