Dhegeyso Warka Duhurnimo ee Idaacada Alfurqaan.
Idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Khamiis Taariikhda hijriguna waxay ku asteysan tahay 05-11-1444, oo ku beegan 25-05-2023, Warka Duhurnimo waxaa soo jeedinaya Cabdullaahi Soomaali