Dhegeyso Warka Duhurnimo ee Idaacada Alfurqaan.
Idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Jimco Taariikhda hijriguna waxay ku asteysan tahay 06-11-1444, oo ku beegan 26-05-2023, Warka Duhurnimo Maanta Guud ahaantiisa waxaan kusoo qaadanaynaa Dagaal Culus oo Saaka ay kula wareegeen Ciidamada Mujaahidiinta Alshabaab Xeradii Ciidanka Atmis gaar ahaan Ciidanka Yugandha kaga sugnaayeen Degmada Buula Mareer Ee Gobolka Shabeelaha waxaana soo jeedinaya Maxamed Ciise.