Dhegeyso Warka Duhurnimo ee Idaacada Alfurqaan
Idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Isniin Taariikhda hijriguna waxay ku asteysan tahay 09 11-1444, oo ku beegan 29-05-2023, Warka Duhurnimo waxaa soo jeedinaya Cabdullahi Soomaali.