Dhegeyso Warka Duhurnimo ee Idaacada Alfurqaan
Idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Talaado Taariikhda hijriguna waxay ku asteysan tahay 10 11-1444, oo ku beegan 30-05-2023, Warka Duhurnimo waxaa soo jeedinaya Cabdullahi Soomaali.